HomeCaalamkaWeerar Khasaaro geystay oo lagu qaaday Guri uu leeyahay Wadaad Yuhuud ah

Weerar Khasaaro geystay oo lagu qaaday Guri uu leeyahay Wadaad Yuhuud ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay gobolka New York ee dalka Mareykanka. Weerarka ayaa ka dhacay guri uu leeyahay wadaad Yuhuud ah, waxaana halkaasi ka dhacaysay markii la weerarayay munaasabad xus ahayd. Ninkii weerarkaasi geystay ayaa sida la sheegay la soo qabtay. Weerarku waxaa uu ka dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay gobolka New York ee dalka Mareykanka. Weerarka ayaa ka dhacay guri uu leeyahay wadaad Yuhuud ah, waxaana halkaasi ka dhacaysay markii la weerarayay munaasabad xus ahayd. Ninkii weerarkaasi geystay ayaa sida la sheegay la soo qabtay.

Weerarku waxaa uu ka dhacay guri ku yaala deegaanka Monsey, ee ku yaala waqooyiga magaalada New York sida ay sheegeen Golaha Bulshada Yahuudda ah xilli ay socotay xaflad diini ah.

- Advertisement -

Ninka weerarka qaaday ayaa baxsaday balse markii dambe waa la qabtay sida ay sheegeen Boolisku. Ujeedda weerarkaan laga leeyahayna ilaa haatan ma cadda.

Qof ka mid ah dadka dhaawacu soo gaaray ayaa lix jeer la galiyay tooraydda sida ay sheegeen Golaha Bulshada Yahuudda

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts