HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo ansixisay Qaraar ku aadan Muslimiinta Myanmar

Qaramada Midoobay oo ansixisay Qaraar ku aadan Muslimiinta Myanmar

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA) ayaa Jimcihii ansaxiyay qaraar si adag u cambaareynaya xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee loo geystay dadka Rohingya ee ciidamada Myanmar ay kula kaceen .xarig aan sharci aheyn, jirdil, kufsi, dil iyo xabsi.

Wadamada xubnaha ka ah UN-ka ayaa u codeeyay 134- in la qaado tallaabo deg deg ah oo lagu joojinayo nacaybka midab takoorka ee lagula koco dadka Rohingya iyo iyo kuwa kale ee laga tirada badan yahay ee gobollada Rakhine, Kachin iyo Shan.

- Advertisement -

Golaha ayaa taageeray qaraarka oo sidoo kale ugu baaqaya xukuumadda Myanmar in ay qaado tallaabooyin deg deg ah oo lagula dagaallamayo kicinta nacaybka ka dhanka ah Rohingya.

Qaraarka UN-ka sharci ahaan ma ahan mid qasbaya dowladda Mayanmar,laakiin waa mid ka turjumaya muujinta afkaarta dunida ee la dagaalanka tacadiyada.

Dadka ugu badan Myanmar ee Budiistaha ayaa u arka Rohingya inay yihiin dad ka yimid Bangaladesh, in kasta Mayanmar ay ku noolaayeen qarniyo badan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories