HomeWararMadaxweynaha Eritrea oo gaaray Magaalada Addis Ababa

Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Magaalada Addis Ababa

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerk iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Afwerk iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Itoobiya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golihiisa Wasiirada. War qoraal ah oo bartiisa Twitter-ka uu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerk iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Afwerk iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Itoobiya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo xubno kale oo ka tirsan Golihiisa Wasiirada.

- Advertisement -

War qoraal ah oo bartiisa Twitter-ka uu kusoo qoray Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa waxaa uu sheegay in Gurigiisa labaad mar kale uu kusoo dhaweeyay Madaxweyne Afwerk.

Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerk ayaa inta uu ku sugan yahay halkaas waxaa uu  kulan la qaadan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, iyagoona ka wada hadli doona xiriirka u dhexeeya labada dal iyo Arrimo kale oo ku aadan Gobolka.

Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa maalin kahor booqasho ku tagay Magaalada Abu Dhabi ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, waxaana halkaas uu kula soo kulmay Dhaxalsugaha Maxamed Bin Zayed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories