HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Muqdisho

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka lagu dilay Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Dilkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay kasoo horjeedka Rugsan Mall, isla markaana waxaa sheegay inay geysteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado. […]

- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka lagu dilay Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Dilkaan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay kasoo horjeedka Rugsan Mall, isla markaana waxaa sheegay inay geysteen rag dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ragii dambeeyay dilkaas Goobta ay ugu baxsadeen Mooto Bajaaj, waxaana halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa goobta uu falka ka dhacay laga qaaday Meydka Askarigii ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka, waxaana xiliga la dilaayay uu ku sugnaa halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories