HomeWararDiyaarad sida Gargaar oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

Diyaarad sida Gargaar oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadee ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo caga dhigatay Diyaarad ay Soo dirtay hay’adda qaxootiga addunka, taasi oo siday gargaar. Diyaaradan oo ay soo dirtay hay’adda qaxootiga addunka ayaa siday gurmad loogu tala galay dadkii dhawaan ay sameyeen fatahadaha Webiyada dalka ee Jubba iyo Shabeelle. Sidoo kale Diyaaradan iyo wafdi la […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadee ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo caga dhigatay Diyaarad ay Soo dirtay hay’adda qaxootiga addunka, taasi oo siday gargaar.

Diyaaradan oo ay soo dirtay hay’adda qaxootiga addunka ayaa siday gurmad loogu tala galay dadkii dhawaan ay sameyeen fatahadaha Webiyada dalka ee Jubba iyo Shabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale Diyaaradan iyo wafdi la socday ayaa Garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiir kuxigeenka wasaraadda gargaarka, wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xubno ka tirsan Guddiga gargaarka iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan.

Gurmadkan ka socday hay’adda qaxootiga addunka ee soo gaaray Muqdisho ayaa la filayaa dowladda Federaalka ay gaarsiiyo dadkii ay saameeyeen fatahaadihii dalka ka dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories