HomeCaalamkaRa’iisul Wasaarihii hore ee Aljeeriya oo xukun adeg lagu Riday

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Aljeeriya oo xukun adeg lagu Riday

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Maxkamad ku taal waddanka Aljeeriya ayaa waxa ay xabsi muddo dheer ah ku ridday laba ra’iisul wasaare oo hore xilli uu soconayo baaritaan ballaaban oo dhinaca musuq maasuqa. Ahmed Ouyahia ayaa waxaa lagu xukumay 15 sanadood oo xarig ah halka Abdelmalek Sellal lagu xukumay 12 sanadood oo xarig ah. Waxaa lagu eedeeyay inay ku takrifaleen […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taal waddanka Aljeeriya ayaa waxa ay xabsi muddo dheer ah ku ridday laba ra’iisul wasaare oo hore xilli uu soconayo baaritaan ballaaban oo dhinaca musuq maasuqa.

Ahmed Ouyahia ayaa waxaa lagu xukumay 15 sanadood oo xarig ah halka Abdelmalek Sellal lagu xukumay 12 sanadood oo xarig ah.

- Advertisement -

Waxaa lagu eedeeyay inay ku takrifaleen awoodda, taas oo la xiriirta fadeexad lacago la lunsaday oo salka ku haysa sameynta gawaari.

Waxa ay aheyd markii ugu horraysay oo wasiirro hore la maxkamadeeyo tan iyo markii Aljeeriya ay xorriyadda ka qaadatay Faransiiska 1962.

Labada nin ayaa waxa ay xulafo la ahaayeen madaxweynihii mudada dheer dalkaasi maamulayay, Abdelaziz Bouteflika, kaas oo iscasilay bishii Abriil kaddib dibadbaxyo ballaaran oo maamulkiisa loogaga soo horjeestay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories