HomeWararCiidamada Amniga oo gacanta dhigay Maleeshiyo Gaari ku rasaaseeyay Mudug

Ciidamada Amniga oo gacanta dhigay Maleeshiyo Gaari ku rasaaseeyay Mudug

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamada ammaanka Gobolka Mudug oo howlgal ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay 4 ruux oo ka mid ahaa lix qof oo habeen ka hor rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku safrayay waddada u dhaxeysa Gelinsoor iyo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug,halkaas oo uu ku dhintay hal qof halka laba […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka Gobolka Mudug oo howlgal ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay 4 ruux oo ka mid ahaa lix qof oo habeen ka hor rasaaseeyay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo ku safrayay waddada u dhaxeysa Gelinsoor iyo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug,halkaas oo uu ku dhintay hal qof halka laba kale ay ku dhaawacmeen.

Taliye ku xigeenka qeybta Boliiska Gobolka Mudug, Gaashaanle dhexe, Maxamuud Cilmi Gulaafe oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa u xaqiijiyay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen 4-taas ruux,isagoo tilmaamay in Ciidamada ammaanku ay ku daba jiraan 2-ruux oo ka mid ah lixda ruux ee dadka shacabka ah ku rasaaseeyay gobolka Mudug.

- Advertisement -

Kooxahaan hubeysnaa ayaa deegaanka Dagaari oo qiyaas ahaan 30-kilomitir dhanka koofureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo waxey habeen hore ku rasaaseeyeen gaari ay la socdeen dad shacab ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories