HomeWararWasiirada A/Dibadda dalalka ku bahoobay Shirka Africa,Carabta & Baasifigga oo kulmay

Wasiirada A/Dibadda dalalka ku bahoobay Shirka Africa,Carabta & Baasifigga oo kulmay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa manta kulan ku yeeshay magaalad  Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo horu-dhac u ah shir madaxdeedka madashaa oo berri ka furmi doona Nairobi. Shirka ayaa doortay xoghaye guud, iyadoona madaxweynaha Kenya uu hugaamin doono shanta sanno ee soo Socda. Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya […]

- Advertisement -

Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalka ku bahoobay shirka Africa,Carabta iyo Baasifigga ayaa manta kulan ku yeeshay magaalad  Nairobi ee dalka Kenya, kaas oo horu-dhac u ah shir madaxdeedka madashaa oo berri ka furmi doona Nairobi.

Shirka ayaa doortay xoghaye guud, iyadoona madaxweynaha Kenya uu hugaamin doono shanta sanno ee soo Socda.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha dibada xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in shirka maanta uu horu-dhac u ahaa kulanka madaxda sarre ee dalalkaan oo Berri halkaasi shir uga furmi doono.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories