HomeCaalamkaDibadbaxii ugu ballaarnaa Muddo bilo ah oo ka dhacay Hong Kong

Dibadbaxii ugu ballaarnaa Muddo bilo ah oo ka dhacay Hong Kong

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Tobannaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay waddooyiinka Hong Kong ,waana dibadbaxii ugu ballaarnaa ee halakasi ka dhaca muddo bilooyiin ah. Qabanqaabiyayaasha ayaa waxay sheegeen in dad lagu qiyaasay 800,000 ay ak qeyb qaateen dibadbaxa maanta ,balse booliiska ayaa tirada ku sheegay 183,000. Booliiska ayaa waxa ay xabsiga dhigeen 11 qof howlgal ay sameeyeen […]

- Advertisement -

Tobannaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay waddooyiinka Hong Kong ,waana dibadbaxii ugu ballaarnaa ee halakasi ka dhaca muddo bilooyiin ah.

Qabanqaabiyayaasha ayaa waxay sheegeen in dad lagu qiyaasay 800,000 ay ak qeyb qaateen dibadbaxa maanta ,balse booliiska ayaa tirada ku sheegay 183,000.

- Advertisement -

Booliiska ayaa waxa ay xabsiga dhigeen 11 qof howlgal ay sameeyeen ka hor dibadbax maanta.

Dibadbaxyada Hong Kong ayaa bilaabmay bishii June ka dib markii la soo saaray hindisa sharciyeed ogolaanaya in dowlada Shiinaha loo gacan galiyo dadka dambiyada looga shakiyo.

Balse dibadbaxyadan ayaa markii dambe isu badalay kuwa ballaaran oo dowladda looga soo horjeedo.

- Advertisement -

Bayaan ay dowlada soo saartay Sabtidii ayaa loogu baaqay dadka in ay is dajiyaan islamarkana dowladda ay dhageysan doonto dalabkooda ayna aqbali doonto cambaareyntooda.

Dibadbaxyada oo halkaasi ka socday 6-dii bilood ee ugu dambeeyay ayaa waxay imika saamayn ku yeesheen dhaqaalaha jasiiradda Hong Kong.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories