HomeWararDowladda oo Heshiis dhex dhigtay Beello ku Dagaalamay Shabeellaha Hoose

Dowladda oo Heshiis dhex dhigtay Beello ku Dagaalamay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Beelo walaalo walaalo ah oo wada degga Degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, sdida degmadda Afgooye ayaa kulan dib u heshiisiin ah loogu qabtay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka. Kulaan waxaa ka horeeyay kulamo kale oo lagu xal loogu goobayay colaado mararka qaar dadkaan walaalaha ah ku dhex mari jiray deegaanada Shabeelaha hoose, ugu dambeyn […]

- Advertisement -

Beelo walaalo walaalo ah oo wada degga Degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, sdida degmadda Afgooye ayaa kulan dib u heshiisiin ah loogu qabtay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Kulaan waxaa ka horeeyay kulamo kale oo lagu xal loogu goobayay colaado mararka qaar dadkaan walaalaha ah ku dhex mari jiray deegaanada Shabeelaha hoose, ugu dambeyn labada dhinac kala saxiixdeen qodobo ay ku heshiiyeen.

- Advertisement -

Maxamuud Maxamed Axmed oo aqriyay qodobada lagu heshiiyay ayaa sheegay in odayaasha labada dhinac ay isku afgarteen, nabad kuwada noolaasho iyo iskaashi walaalnimo.

Nabadoonada labada dhinac oo madasha ka hadlay ayaa balanqaaday in ay ka shaqeyn doonaan sidii uusan usoo laaban laheyn dagaal sokeeye.

Xildhibaan Cali Yuusuf Cismaan {Cali Ganeey} oo ka tirsan xubnaha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaan si gaar ah isugu howlay daminta xiisadaasi ayaa u mahad celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha oo kaalin ka qaatay xalinta colaadaasi.

- Advertisement -

Cabdi Rahsiid Maxamed Axmed wasiirka Tamar iyo Cadceeda XFS ayaa bulshada walaalaha ugu baaqay in ay ka faa’iideystaan kheyraadka Alle ku maneystay gobolkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories