HomeWararXasan Sheekh oo walaac ka muujiyay doorasho Waqtigeeda ku dhacda

Xasan Sheekh oo walaac ka muujiyay doorasho Waqtigeeda ku dhacda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga dalay doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo marka la gaaro 2020 iyo 2021,isaga oo muujiyay walaac uu qabo sida doorashadu ay waqtigeeda ugu dhici karto. Waxa uu sheegay iyada oo baarlamaanka Soomaaliya ay ka doodayaan Sharciga doorashooyinka in hadana dadka aqoonta u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga dalay doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo marka la gaaro 2020 iyo 2021,isaga oo muujiyay walaac uu qabo sida doorashadu ay waqtigeeda ugu dhici karto.

Waxa uu sheegay iyada oo baarlamaanka Soomaaliya ay ka doodayaan Sharciga doorashooyinka in hadana dadka aqoonta u leh odoroska siyaasadda in ay sheegayaan doorashadu in aysan waqtigeeda ku dhici Karin ku dhawaad 6-bilna ay dib u dhaceyso iyada oo ay ka dhigantahay sida uu yiri muddo kororsi aan cadeyn sababta ka lifaysa.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu sheegay muddo kororsiga hay’adaha dowladda qaarkood in ay ka hor imaanayso Dastuurka dalka,waxaana uu sheegay in uusan garanayn dhibaatooyinka keenaya dib u dhacaas iyada oo doorasho ay ka dhacday dalka iyada oo dalka ay ka socdeen dagaalo.

Ugu dambeyntii Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii dowladda fedraalka aheyd ayaa sheegay in madaxda hay’adaha dastuuriga iyo golayaasha kala duwanba looga fadhiyo doorasho waqtigeeda ku dhacda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts