HomeWararKenya oo amar culus ku soo rogtay duulimaadyada Kismaayo

Kenya oo amar culus ku soo rogtay duulimaadyada Kismaayo

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Hay’adda duulimaadka rayidka ee dalka Kenya ayaa war ka soo baxay waxaa amar culus lagula duldhigay duulimaadyada ka yimaada magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.

Qoraalka ka soo baxay hay’adda ayaa lagu amray duulimaayadii ka imaan jiray Kismaayo ee tegi jiray Kenya in ay soo maraan gatoonka diyaadaha magaalada Wajeer ee dalka Kenya si baaritaano dhinaca ammaanka ah loogu sameeyo sida lagu yiri qoraalka hay’adda duulimaadka rayidka ee Kenya.

Madaxweynayaasha dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa horay heshiis ay u gaareen waxaa lagu kala saxiixday in duulimaadyada Muqdisho ay si toos ah uga degaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories