HomeWararGuddiga maamul dhisida Galmudug oo iska dhex doortay Guddi Cusub

Guddiga maamul dhisida Galmudug oo iska dhex doortay Guddi Cusub

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug oo ay Magacaawday dowladda Federaalka ayaa iska dhex dooray Guddi Cusub.

Guddigan la doortay ayaa ka shaqeyn doona xalinta cabashada soo wajahda Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug uu yeelan doono, kuwaasi oo ay soo xulayan Odayaasha dhaqanka ee dhawaan la xeereeyay.

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa Guddoomiye loogu doortay Cabdulqaadir Nuur Caraale oo ah Aqoon yahan leh khibrad iyo waayaragnimo, isla markaana wax ka soo dhisay  dawlado badan oo dalka soo maray, waxaana Guddoomiye ku-xigeen looga dhigay C/risaaq Khaahiye, halka Xoghaye isna laga dhigay C/rashiid Cali.

Waxaa kaloo C/qaadir Nuur uu soo qabtay xilal kala duwan,  heer xildhibaan iyo here wasiirnimo, Waa shakhsi lagu tilmaamo xilkasnimo,  xaqsoorid iyo caddaalad lehna aragti qotodheer dhanka dhismaha dawladnimo wax ku ool ah.

Si kastaba Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dhawaan lagu wadaa inay ka dhacdo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Cusub ee Galmudug.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories