HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu  wadaa in ku xasaasi ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo ah mid muhiim ah ayaa Ajendahiisu wuxuu yahay Akhrinta labaad Sharciga doorashooyinka Qaranka, kaasi oo todobaadkii  lasoo dhaafay loo qeybiyay. Xalay ayaa waxaa lagu wargeliyay […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu  wadaa in ku xasaasi ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka maanta oo ah mid muhiim ah ayaa Ajendahiisu wuxuu yahay Akhrinta labaad Sharciga doorashooyinka Qaranka, kaasi oo todobaadkii  lasoo dhaafay loo qeybiyay.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa lagu wargeliyay Xildhibaanada in uu ku jiro kulanka, isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan kulnkaas oo saacadaha soo socda ka furmaya Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Xildhibaanada ayaa kusii ku qul-qulaya Xarunta Villa Hargeysa, waxaana inta uu socdo kulanka looga doodi doonaa Sharciga doorashooyinka Qaranka, iyadoona Xildhibaanada ay dood adeg ka yeelan doonaan sharcigaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories