HomeWararShirka Madaxda dalalka NATO oo Maanta ka furmay London

Shirka Madaxda dalalka NATO oo Maanta ka furmay London

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Shirkii 70aad ee Madaxda Gaashaanbuurta NATO oo ka qabsoomay Magaalada London ee dalka England ayaa looga hadlay dhowr arrimood sida Weerarkii Dowladda Turkigu ku qaaday tuulooyin ku yaala gudaha dalka Syria kaas oo dalalka Ururka ku jira ay ka caroodeen, weerarada dhanka Internet-ka ah ee China iyo hadal muran weyn ka dhex dhaliyay Ururka oo uu jeediyay Madaxweynaha France kaas oo ahaa in NATO maskax ahaan u dhimatay.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shirka oo maanta soo xirmi doona ku dhaleeceeyay Dhigiisa France Hadalkii ka soo yeeray oo uu leeyahay Trumo waxaa uu nagu ahaa xadgudub.

Madaxda Shirka oo ka kooban 29 xubnood ayaa hoosta ka xariiqay in muhiimadda ay tahay in wada jir la ahaado isla markaana la xaliyo khilaafaadka haatan ka dhex jira Gaashaanbuurta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories