HomeWararMaxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hirshabeelle iyo James Swan?

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hirshabeelle iyo James Swan?

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magalada Jowhar kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan oo gaaray halkaas. Madaxweyne Waare kulan uu la qaatay James Swan ayaa waxaa ku wehlinayay Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle, waxaana inta uu socday kulanka looga hadlay arrimo kala duwan. Sidoo kale kulankan ayaa sigaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magalada Jowhar kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan oo gaaray halkaas.

Madaxweyne Waare kulan uu la qaatay James Swan ayaa waxaa ku wehlinayay Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle, waxaana inta uu socday kulanka looga hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale kulankan ayaa sigaar ah looga hadlay dadargalinta iyo ka faa’iideysiga mashaariicyada horumarineed ee UN-ka ka fulinayo deeganada Maamulka Hirshabeelle.

Kulanka Madaxweye Maxamed Cabdi Waare iyo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Ambasadoor Francisco Madeira.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts