HomeWararDuqa Cusub ee Degmada Buulo-burte oo la magacaabay (Wareegto)

Duqa Cusub ee Degmada Buulo-burte oo la magacaabay (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Magacaabay Duqa Cusub ee Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxsaday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa Duqa Buulo-burte loogu Magacaabay inuu noqdo Maxamed Sheekh Sharaawe Fiidow, kaasi oo bedelaya Duqii hore ee degmadaas. Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa Maamulka Buulo-burte […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Magacaabay Duqa Cusub ee Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.

Wareegto kasoo baxsaday Xafiiska Wasiir Caadle ayaa waxaa Duqa Buulo-burte loogu Magacaabay inuu noqdo Maxamed Sheekh Sharaawe Fiidow, kaasi oo bedelaya Duqii hore ee degmadaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada Magacaabista ayaa waxaa Maamulka Buulo-burte iyo shacabka degmadaas lagu faray inay la shaqeeyaan Maxamed Sheekh Sharaawe si uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

Hoos ka Akhriso Warqada Magacaabista.

 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories