HomeWararBanaanbax looga soo horjeedo Wasiir Caadle oo saakay ka dhacay Buulo-burte

Banaanbax looga soo horjeedo Wasiir Caadle oo saakay ka dhacay Buulo-burte

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saakay uu ka dhacay Banaanbax xoogan.

Boqlaal shacab ah oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa saaka isugu soo baxay bartamaha Magaalada, kuwaasi oo aad uga careysan Safar Maanta uu halkaas ku tagayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle.

Sidoo kale dadka dhigaayay Banaanbaxa ayaa kasoo horjeestay Maamul Cusub oo dhawaan Buulo-burte u Magacaabay Wasiir Caadle, waxaana dadka ay Waddooyinka ku gubayaan taayaro waaweyn, iyagoona ku xiray biro iyo agabyo kale.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaar kamid ah dadkii dhigaayay Banaanbaxa ay xireen Ciidanka Jabuuti ee qeybta ka howlgalka AMISOM ee ku sugan Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan.

Dhinaca kale Wasiir Maxamed Cali Caadle ayaa xalay Magacaabay Duqa Cusub Degmada Buulo-burte, kaasi oo laga dhigay Maxamed Sheekh Sharaawe Fiidow.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaalada deegaanka Maanta ay aad u kacsan tahay, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda uu gaaro Wasiirka arrimaha Gudaha Hirshabeelle.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories