HomeWararPuntland oo Markale Xabsiga dhigtay Siyaasi Caan ah oo dhaliil u jeediyay...

Puntland oo Markale Xabsiga dhigtay Siyaasi Caan ah oo dhaliil u jeediyay  

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Xasbi ku yaalla waxaa mar kale lagu xiray Siyaasi deegaanada Puntland Caan ka ah, kaasi oo lagu Magacaabo Muuse Cali Jaamac.

Sababta loo xiray Siyaasi Muuse Jaamac ayaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii isaga iyo Odayaal kale oo la xiray ay dhaliil kulul u jeediyeen Xukuumadda Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Puntland ayaa Muuse Cali Jaamac ka qabtay Gudaha Magaalada Boosaaso, isla markaana waxaa la dhigay Xabsi, kaasi oo ay horey Puntland u xiray, kadib markii lagu eedeeyay inuu Akhriyay War-saxaafadeed kasoo baxay Shir looga soo horjeeday Puntland.

Intaasi kadib xiligaas Siyaasi Muuse Jaamac ayaa waxaa lasoo taagay Maxkamad ku taalla Boosaaso, waxaana ay Amartay Maxkamadda in xabsiga laga siidaayo Siyaasiga, hayeeshee mar kale ayaa la xiray.

Maalmo kahor ayay aheyd markii labda Nabadoon oo eedeeynu jeediyay Puntland lagu xiray Magaalada Boosaaso, sidoo kalena kasoo horjeestay heshiiska DP World iyo Garoonka diyaaradaha Boosaaso loogu dhiibay Shirkad laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories