HomeWararAkhriso:-Guddoomiye Cumar Finish oo magacaabay Guddoomiyeyaal Degmo

Akhriso:-Guddoomiye Cumar Finish oo magacaabay Guddoomiyeyaal Degmo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Wareegto kasoo baxsaday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa waxaa Guddoomiye Cusub loogu Magacaabay Degmada Waaberi.

Cabdicasiis Cismaan Jaamac ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Waaberi, kaasi oo  Guddoomiyihii hore ee Degmadaas Allaha u naxariistee Mahad Cilmi oo ku geeriyooday Qaraxii 24-kii July ee 2019  ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.

Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Aweys Sheekh Maxamed Amiin u magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir, kaasi oo bedelaya Sahra Markeezi oo ku geeriyootay Qaraxii ka dhacay Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Cumar Finish ayaa Axmed Maxamud Diiriye u magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories