HomeWararSaraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay inay dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaagay  in Lix xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ay ku dileen agagaarka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Mohamed Ali Abdullahi, oo ah Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka ee Baardheere ayaa saxafadda u sheegay in ay iyagu weerar ku qaadeen halka ay ku sugnaayeen Al-Shabaab markii ay xog ka heleen Dadka degaanka waa sida uu hadalka u dhigay.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka xoogga ay halkaasi kaga gubeen Al-Shabaab Laba Gaari oo nooga dagaalka ah.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in howlgalka Khasaaro uu ka soo Ciidanka dowladda, waxaana laga dilay laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka.

Ciidanka xoogga dalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaqyo Ciidan ka waday deegaano hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories