HomeWararDuqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Degmo ka tirsan Jubbada Dhexe

Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Degmo ka tirsan Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe. Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay shalay gelinkii dambe ka dhacday Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasi oo ay fulisay diyaarad nooca duuliyaha […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay shalay gelinkii dambe ka dhacday Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasi oo ay fulisay diyaarad nooca duuliyaha aan laheyn.

- Advertisement -

Sidoo kale War kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM laguma sheegin Khasaaraha ka dhashay duqeyntii Jilib.

Taliska Mareykanka ayaa sheegay inay socdaan baaritaano ku aadan Khasaraha ka dhashay duqeynta, isla markaana ay dib faah faahin ka bixin doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories