HomeWararAMISOM oo sheegtay in ay Gacan ka geysan doonto amniga Doorashada Somalia

AMISOM oo sheegtay in ay Gacan ka geysan doonto amniga Doorashada Somalia

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go’an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho madax bannaan si nabad ah Sannadka 2020/2021. Augustine Magnus Kailie, oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska AMISOM ayaa u sheegay Bulshada rayidka ah, wakiillada Xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka (NIEC), […]

- Advertisement -

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go’an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho madax bannaan si nabad ah Sannadka 2020/2021.

Augustine Magnus Kailie, oo ah Taliyaha Ciidanka Boliiska AMISOM ayaa u sheegay Bulshada rayidka ah, wakiillada Xisbiyada siyaasadeed iyo guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka (NIEC), in AMISOM oo kaashaneysa daneeyayaasha Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay Gacan ka geysato sidii ay u dhici lahayd doorasho Qof iyo Cod ah si xor iyo xalaal ah.

- Advertisement -

Kailie, ayaa sheegay in hoggaanka Soomaaliya ay muujiyeen sida ay uga go’an tahay inay ka guuraan qaabkii hore ee awood qaybsiga Qabiilka ee 4.5 si loo qabto doorasho Qof iyo cod ah iyaguna ay door ka qaadan doonaan.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dedaallo ballaaran ugu jirta in ay Dalka ka qabsoonto doorasho Qof iyo cod ah 2020/2021-ka, iyadoo dhinaca kalana howl-gallo baaxad leh oo lagu xaqiijinayo ammaanka ka waddo Gobollada Dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories