HomeWararAkhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare

Akhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xikdhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Dhamaan Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da Bisha December 2019. Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta […]

- Advertisement -

Xikdhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Magaalada Muqdisho.

Dhamaan Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 1-da Bisha December 2019.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ee Wax-ka-beddelka Sharciga Iibka & Qandaraasyada Qaranka, waxaana kulankaas uu furmi doonaa 9:00 Subaxnimo.

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda Guud, waxaa ogaalaatay 28 Senatar, waxaa diiday 1- Sanater cid ka amuustayna majirin.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories