HomeWararGuddi loo saaray xariyaadii lagu sameeyay Xildhibaan Daleys Xasan

Guddi loo saaray xariyaadii lagu sameeyay Xildhibaan Daleys Xasan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kadib markii Ciidanka hay’adda nabadsugida ee NISA xayiraad ay saareen dhawaan Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka xili ay dhoofi laheyd Garoonka Aadan Cadde ayaa arrintaas waxaa loo saaray Guddi xaqiiq raadin ah. Gudoonkqa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi xaqiiq raadin ah u diray warbixin la xiriirta sida ay u dhacday xayiraadii 25-ka Bishaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii Ciidanka hay’adda nabadsugida ee NISA xayiraad ay saareen dhawaan Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka xili ay dhoofi laheyd Garoonka Aadan Cadde ayaa arrintaas waxaa loo saaray Guddi xaqiiq raadin ah.

Gudoonkqa Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi xaqiiq raadin ah u diray warbixin la xiriirta sida ay u dhacday xayiraadii 25-ka Bishaan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde lagu saaray Xildhibaanad Daleys Xasan Aadan, xili ay kusii jeeday Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa xayiraada lagu sameeyay kahor sheegtay fadhiga Golaha Shacabka, iyadoo tilmaamtay in xili horey la balamiyay kadibna markii ay tegtay Garoonka la xayiray.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdi C/raxmaan ayaa warqad qoraa ah u diray Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga Golaha, kuwaasi oo lagaga dalbaday inay baaris dhab ku soo sameeyaan xayiraadii Xildhibaan Daleys Xasan.

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa la faray in warbixin dhameystiran oo la xiriirta xayiraada ay labada todobaad gudahood ku horkeenaan Xildhibaanada Golaha Shacabka, si loo ogaado arrinta jirta loo ogaado.

- Advertisement -

Si kastaba Ciidanka hay’adda Nabadsugida ee NISA ayaa xayiraad saaray Daleys Xasan Aadan xili ay ka dhoofi laheyd Garoonka diyaaradaha, waxaana xayiraadaas ka hadlay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts