HomeWararMadasha Xisbiyada oo Baaq xasaasi ah u dirtay Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya

Madasha Xisbiyada oo Baaq xasaasi ah u dirtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa baaq u dirtay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada oo ku qornaa Luuqa Ingariiska ayaa Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed looga dalbaday inuu joojiyo faragelinta Ciidanka Itoobiya ay ku hayaan siyaasadda dalka Somalia.

Sidoo kale Madasha ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin faragelinta Ciidanka Itoobiya ay ku heyso siyaasadda Somalia, si looga fogaado inay ka dhacdo dhibaatadii ka dhacday Baydhabo xiligii ay socdeen Arrimaha Doorashada Koonfur Galbeed.

Madasha ayaa walaac ka muujisay doorashada lagu waddo in ay ka dhacdo degaanada maamulka Galmudug, waxaana ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay faragalin ay ku heyso.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories