HomeWararWasiirka A/gudaha oo ku baaqay in la dar-dar geliyo xulista Xildhibaanada Cusub...

Wasiirka A/gudaha oo ku baaqay in la dar-dar geliyo xulista Xildhibaanada Cusub ee Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS ayaa kulan la qaatay guddiga farsamada maamul u samaynta  Galmudug, waxa uuna kula dardaarmay in ay dardargeliyaan dadaallada soo xulista xildhibaanada si loo dhammeystiro geedi u socodka dhismaha Galmudug loo dhanyahay. Waxa uu sheegay Wasiirku in looga baahanyahay guddiga in shaqada dhismaha Galmudug ay ku qabtaan guddigu Jadwalka ay baahisay wasaaradda […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha gudaha XFS ayaa kulan la qaatay guddiga farsamada maamul u samaynta  Galmudug, waxa uuna kula dardaarmay in ay dardargeliyaan dadaallada soo xulista xildhibaanada si loo dhammeystiro geedi u socodka dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Waxa uu sheegay Wasiirku in looga baahanyahay guddiga in shaqada dhismaha Galmudug ay ku qabtaan guddigu Jadwalka ay baahisay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya si looga dhabeeyo hiigsiga ah dhismaha Galmudug.

- Advertisement -

Cabdi Maxamed Sebriye ayaa maalmahaan waxa uu ku sugnaa magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug isaga oo halkaas u joogay arrimaha la xiriira dhimaha maamulka Galmudug in kasta oo ay jiraan khilaaf u dhaxeeya dowladda iyo Ahlu-sunna oo ku aaddan tirade xildhibaanada oo Ahlu-sunna ay danaynayso in lasiiyo 35-xildhibaan dowladduna ay rabtato in la siiyo 15-xildhibaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories