HomeWararSoomaali ku geeriyootay Dab ka kacay guri ku yaalla Maraykanka

Soomaali ku geeriyootay Dab ka kacay guri ku yaalla Maraykanka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dad ay ku jiraan Soomaali ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dab xooggan oo ka kacay dhismo ku yaalla dalka Maraykanka,Dabka oo ka kacay dabaqa 14-aad oo ay deganaayeen dad u badan Soomaali ayaa waxaa la sheegay in uu ka koobnaa 25-biyaano. Soomaalida ku nool xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka mareykanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dad ay ku jiraan Soomaali ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Dab xooggan oo ka kacay dhismo ku yaalla dalka Maraykanka,Dabka oo ka kacay dabaqa 14-aad oo ay deganaayeen dad u badan Soomaali ayaa waxaa la sheegay in uu ka koobnaa 25-biyaano.

Soomaalida ku nool xaafadda Cedar ee magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka mareykanka oo u gurmaday ayaa sheegay in qiiq iyo olol uu is qabsaday isla markaana aysan garanayn waxa sababay dabkaas ka kacay dhismahaas.

- Advertisement -

5-ruux oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku Geeriyootay 4 kalana ay  ku dhaawacmeen kaddib markii dabku uu sii xoogaystay gaadiidka dab damiska ayaana ka qeyb qaadanayay la tacaalidda xaaladdaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts