HomeWararSawirro:- kulan dhex maray madaxweynaha Jubbaland iyo guddoomiyaha ONLF

Sawirro:- kulan dhex maray madaxweynaha Jubbaland iyo guddoomiyaha ONLF

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka kulan la qaatay masuuliyiin uu ka mid ahaa gudoomiyaha Xisbiga ONLF iyo xubno kamid ah wafdigiisa oo maalmahaan ku sugnaa  magaalada Nairobi caasimadda dalka Kenya. Kulankan oo ahaa Hambalyo madaxweynuhu ugu hambalyeynayay doorashada gudoomiyaha cusub ee xisbiga ONLF mudane Cabdiraxmaan Maadey, is xogwareysi dhanka siyaasadda geeska Afrika iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka kulan la qaatay masuuliyiin uu ka mid ahaa gudoomiyaha Xisbiga ONLF iyo xubno kamid ah wafdigiisa oo maalmahaan ku sugnaa  magaalada Nairobi caasimadda dalka Kenya.

Kulankan oo ahaa Hambalyo madaxweynuhu ugu hambalyeynayay doorashada gudoomiyaha cusub ee xisbiga ONLF mudane Cabdiraxmaan Maadey, is xogwareysi dhanka siyaasadda geeska Afrika iyo isku wadida bulshada dal iyo dibadba ayaa kusoo dhamaadey is afgarad buuxa iyo sidii loo ilaalin lahaa isku duubnida ummada Soomaaliyeed sida lagu yiri qoraal la soo dhigay bogga Facebooka ee madaxweynaha Jubbaland.

- Advertisement -

Dhinacyada ayaa sheegay in kulankaan uusan aheyn kii ugu dambeeyay has’ahaatee ay jiri doonaan kulamo kale oo noocaan ah loogana tashanayo arrimaha gobolka iyo si gaar ah siyaasadda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts