HomeWararDhageyso:-Maxkamadda Ciidamada oo digniin u dirtay Saraakiil iyo Ciidamo ku sugan Saldhigga...

Dhageyso:-Maxkamadda Ciidamada oo digniin u dirtay Saraakiil iyo Ciidamo ku sugan Saldhigga Bali-doogle

Date:

Related stories

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaalya xeer-ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida iyo saraakiil baarayaal ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa xerada tababarka ciidamada gaarka ah ee Danab ee Bali-doogle. Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute iyo saraakiishaan kale ay u […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaalya xeer-ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida iyo saraakiil baarayaal ah ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa xerada tababarka ciidamada gaarka ah ee Danab ee Bali-doogle.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute iyo saraakiishaan kale ay u tegay halkaas baaritaan lagu sameynayo agab ciidan oo la wayay sida saraakiishuba ay sheegeen,iyada oo dhinaca kalana isbedel xagga dhismaha iyo hogaanka lagu sameeyay ciidamada Dana bee ku jira Saldhigga Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha hoose.

- Advertisement -

Xeer-ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la hadlayay ciidamada gaarka ah ee Danab ayaa sheegay in aysan aheyn wax la malaysan karay yack a yimaada ciidanka Danab hase’ahaatee maxkamadda uu hor geyn doono dembiyada ay ku kacaan ciidamadu,isaga oo sheegay in aysan ciyar ciyaar aheyn imaatinkooda Bali-doogle isaga oo ugu dambeyntiiugu baaqay cidamada in ay iska keenaan wixii ay haayaan ama ay qariyeen.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa shaaca ka qaaday natiijada baaritaankaan iyo maxkamadaynta in ay ka dhici doonto xerada dhexdeeda,waxaana uu sheegay in Bali-doogle uu joogayo qof bembila’aan ah hadii kalana Muqdisho loo qaadayo qof Xukuman.

Halkaan Ka Dhageyso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories