HomeWararWasiir Sabriye oo Maanta ka hadlay Doorashada Galmudug

Wasiir Sabriye oo Maanta ka hadlay Doorashada Galmudug

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dib u heshiisiinta XukuumaddaF Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha Doorashada Galmudug. Wasiir Sabriye oo warbaahinta si kooban ula hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug dhawaan ay dhicin doonto, isla markaana haatan uu socdo qorshihii ugu dambeeyay ee […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dib u heshiisiinta XukuumaddaF Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay arrimaha Doorashada Galmudug.

Wasiir Sabriye oo warbaahinta si kooban ula hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug dhawaan ay dhicin doonto, isla markaana haatan uu socdo qorshihii ugu dambeeyay ee Doorashada.

- Advertisement -

Sidoo kale ayaa waxaa uu sheegay in Doorashada Galmudug ay ku dhici doonto sida ugu dhaqsiyaha badan, iyadoona aan loo hakan doonin tabashada Hoggaanka Ahlusunna Waljameeca ay ka qaban arrimhaas.

Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kal horey hogaanka Ahlusunna uga digay inay caqabad ku noqdaan dhismaha Galmudug Cusub, isagoo xiligaas eedeeyn u jeediyay Hoggaanka Sare ee Ahlusunna.

Weli ma jiro wax xal ah oo laga gaaray Khilaafka u dhexeeya Hoggaanka Ahlusunna iyo dowladda Federaalka, kaasi oo ku aadan fulinta heshiis ay horey uga wadeen labada dhinac, kaasi oo ahaa in Baarlamaanka Cusub ee Galmudug Ahlusunna laga siiyo 35 Xildhibaan.

- Advertisement -

Si kastaba Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug ayaa dhawaan ku dhawaaqay in Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Galmudug ay dhici doonto inta u dhexeeysa 17-23-ka Bisha soo socota ee December ee 2019.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories