HomeWararSomaliland oo Ammaro kasoo saartay Shirarka lagu qabto Hotelada Hargeysa

Somaliland oo Ammaro kasoo saartay Shirarka lagu qabto Hotelada Hargeysa

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maamulka Somaliland ayaa Maanta soo saaray Amaro ku socda maamulada hotelada ku yaalla Magaalada Hargeysa, kaasi oo la xiriira Shirar iyo Xafladaha lagu qabto hotelada. War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in shirar ama Xaflad uusan u ogeyn Somaliland aan lagu qabin karin hotelada ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa Maanta soo saaray Amaro ku socda maamulada hotelada ku yaalla Magaalada Hargeysa, kaasi oo la xiriira Shirar iyo Xafladaha lagu qabto hotelada.

War qoraal ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Maroodijeex ee Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in shirar ama Xaflad uusan u ogeyn Somaliland aan lagu qabin karin hotelada ku yaalla Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka kasoo baxay Gobolka Maroodijeex ayaa waxaa lagu sheegay in la ogol yahay oo kaliya in la qaban shirarka iyo Xafladaha uu ogyahay maamulka.

Dhinaca kale Maamulada hotelada ayaa waxaa lagu amray inay fuliyan Amarka soo baxay, isla markaana ay soo wargeliyan hadii ay jiraan barnaamijyada la mamnuucay.

Arrintan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo mararka qaar Magaalada Hargeysa ay ka dhacaan shirarka siyaasaddeed ee xisbiyada siyaasadda iyo dadka kale ee arrimo siyaasaddeed ka hadla.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts