HomeWararSawirro:-Dowladda oo muddo kadib dib u bilaawday dhoofinta Mooska Somalia

Sawirro:-Dowladda oo muddo kadib dib u bilaawday dhoofinta Mooska Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo ay wehliyeyn Wasiir ku xigeenka Dekedaha, gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga, Xubno ka socday mashruuca GEEL , ganacsato iyo masuuliyiin kale ayaa Maanta muddo afar sano ah kadib si rasmiya u daahfuray dhoofinta Mooska oo kamida dalagyada wax soo saar ee ugu badan ee dalkeena laga dhoofin jiray loona iibgeyn jiray dalal kala duwan, iyadoo laba konteenar oo horudhaca ama tijaabo ah oo ay hubinta tayadooda iska kaashadeyn Wasaaradda Beeraha iyo Shirkadda GEEL Project ay ganacsato Soomaaliyeed oo kaashanaya wasaaradda beeraha u dhoofiyeen dalka Sacuudiga.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Mudane, Saciid Xuseen Ciid oo ka hadlay munaasabadda daahfurka dhoofinta Mooska oo ka dhacday  Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shaqadan ay qeyb ka tahay qorshaha ay dowladu ku Dhiirigalineyso wax soo saarka dalka, wuxuuna beeraleyda Soomaaliyeed ugu baaqay inay kordhiyaan wax soo saarkooda si uu  dalku u gaaro isku filnaansho dhanka cuntada ah oo dhameystiran.

Mooska oo ka mida dalagyada wax soo saar ee ugu badan ee dalkeena laga dhoofin jiray ayeey soo celinta iibgeentiisu waxey faa’iida weyn u tahay dhaqaalaha dalkeenna oo hadda ku jira soo kabasho wanaagsan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories