HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay Degmooyinka uu saameyay Roobka

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay Degmooyinka uu saameyay Roobka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa ayaa xalay kormeer dhowr sac qaatay ku tagay 17-degmo ee Gobolka Banaadir, iyagoo waday gurmadka loo sameynaayo dadka dantayar ee saameeyay roobabkii da’ay Caasimadda. Guddoomiye Cumar Finish ayaa ugu horeyn booqday dhismihii hore ee wasaarada arimaha gudaha ee degmada Boondheere […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenadiisa ayaa xalay kormeer dhowr sac qaatay ku tagay 17-degmo ee Gobolka Banaadir, iyagoo waday gurmadka loo sameynaayo dadka dantayar ee saameeyay roobabkii da’ay Caasimadda.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa ugu horeyn booqday dhismihii hore ee wasaarada arimaha gudaha ee degmada Boondheere oo ay kunoolaayeen dad barakacayaal, waxaana kusoo dubay dhismaha ay daganaayeen iyadoo laga soo saaray laba ruux oo dhismahaasi ku hoos jiray.

- Advertisement -

Sidoo kale kormeerka madaxda maamulka gobolka Banaadir ayaa ah mid ay ugu kuur galaayeen saameenta ay daadadka roobka ku yeesheen isticmaalka wadooyinka.

Qaar kamid wadooyinka Caasimada oo uu Gudoomiyaha gobolka Banaadir kormeeray ayaa qaar kooda bur burburay sidoo kale qaar kale ayaa roobka biya dhigay.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo guddoomiye ku-xigeenada maamulka Gobolka ayaa mid mid u booqday guryaha ay kunool yihiin qoysaska danta yar ee uu biyaha roobka gudaha u galeen waxey sidoo kale masuuliyiinta kormeer lug ah kumareen wadooyinka ay biyaha dhigeen roobabkii da’ay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts