HomeWararAkhriso:-Qodobka looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobka looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 25-ka Bisha waxaa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019. Xildhibaanada ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulanka, isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 25-ka Bisha waxaa ay kulan ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Golaha ayaa waxaa uu yahay Akhrinta 2aad ku Noqoshada Miisaaniyadda 2019.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay inuu jiro kulanka, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan, si loo dardar geliyo howlaga horyaalla Baarlamaanka Soomaaliya.

Qaban-qaabada uu ku furmo kulanka ayaa haatan ka socota Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, waxaana halkaas kusii qul-qulaya Xildhibaanada Baarlamaanka.

Xildhibaanada ayaa Maalintii sabtida aheyd ee la soo dhaafay kulankii ay yeesheen waxaa ay Akhrinta Koowaad marsiiyeen xisaabxirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii 2018 oo ay soo gudbisay Wasaaradda maaliyadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display