HomeWararMadasha Xisbiyada oo War kasoo saaray dhibaatooyin Ciidanka Itoobiya ay ka geysteen...

Madasha Xisbiyada oo War kasoo saaray dhibaatooyin Ciidanka Itoobiya ay ka geysteen Gedo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Xadgudobyo Ciidanka Itoobiya ay ka geysteen Gobolka Gedo ee dowlad Goboleedka Jubbaland. Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Itoobiya  inay Gobolka Gedo ay ka wadaan dhibaatooyin kala duwan, isla markaana Ciidanka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Xadgudobyo Ciidanka Itoobiya ay ka geysteen Gobolka Gedo ee dowlad Goboleedka Jubbaland.

Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka Itoobiya  inay Gobolka Gedo ay ka wadaan dhibaatooyin kala duwan, isla markaana Ciidanka ay isku hor istaag ay ku sameeyeen Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland xili uu doonayay inuu ka galo Balad-xaawo.

- Advertisement -

Sidoo kale Madasha Xisbiyada ayaa cadeeyay in kulankii Madaxweyneyaashii hore ee dalka iyo Madaxweyne Farmaajo qodoboda looga hadlay ay kamid ahaayeen arrimaha Jubbaland iyo dhibaatooyinka ka dhacaya Gedo.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Madaxda  dowladda Itoobiya ugu baaqay inay faraha kala baxaan arrimaha Siyaasadda gudaha ee dalka Soomaaliya iyo isjiid-jiidka ka dhexeeya Soomaalida, isla markaana Ciidankooda kala baxaan Gobolka Gedo.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Madasha Xisbiyada

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts