HomeWararKhasaaro ka dhashay Roob daadad watay oo ka da'ay Kenya

Khasaaro ka dhashay Roob daadad watay oo ka da’ay Kenya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ugu yaraa 29 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhashay cimilo aad u xun oo saameysay deegaanka West Pokot ee galbeedka Kenya. Dhul go’a oo uu saameeyay tuulooyinka Nyarkulian iyo Parua, ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay roob mahiigaan ah oo halkaas ka da’ay. Saraakiisha ayaa sheegay in daadadku ay jareen waddooyinka […]

- Advertisement -

Ugu yaraa 29 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhashay cimilo aad u xun oo saameysay deegaanka West Pokot ee galbeedka Kenya.

Dhul go’a oo uu saameeyay tuulooyinka Nyarkulian iyo Parua, ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhashay roob mahiigaan ah oo halkaas ka da’ay.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa sheegay in daadadku ay jareen waddooyinka gala tuulooyinkaas, ugu yaraanna hal buundo ayaa lagu soo warramayaa inay burburtay.

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu “tacsi tiiraanyo leh” u dirayo ehalada iyo saaxiibbada dhibanayaasha.

Todoba carruur ah ayaa ka mid ah maydadka dadka ilaa iyo haatan la soo helay, saraakiisha ayaa sidaasi sheegay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories