HomeWararDowladda oo Digniin u dirtay Shirkadaha Ajaanibta ee ka howlgala dalka

Dowladda oo Digniin u dirtay Shirkadaha Ajaanibta ee ka howlgala dalka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya Ing C/llaahi Cali Xasan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tilaabo ka qaadi doonaan shirkadaha ajaanibta ee ka howgala dalka si sharci daro ah. “Tallaabo ayaa laga qaadidoona shirkadaha ajanabiga ah ee sida sharcidarada ugu howlgala dalka”. Waxaa uu sheegay wasiirka in ay la xisaabtami doonaan […]

- Advertisement -

Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha Soomaaliya Ing C/llaahi Cali Xasan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in tilaabo ka qaadi doonaan shirkadaha ajaanibta ee ka howgala dalka si sharci daro ah.

“Tallaabo ayaa laga qaadidoona shirkadaha ajanabiga ah ee sida sharcidarada ugu howlgala dalka”.

- Advertisement -

Waxaa uu sheegay wasiirka in ay la xisaabtami doonaan hay’adahaasi.

Lama oga sida uu u dhaqan geli doono go’aankaasi ka soo baxay dhinaca Dowladda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories