HomeWararAkhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare

Akhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed, waxaana kulankaas oo furmi doonaa saacadaha soo socda.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxaa lagu wargeliya inuu jiro kulanka, isla markaana ay kasoo qeyb galaan, waxaana haatan Xarunta Golaha kusii qul-qulaya Mudanayaasha Aqalka Sare.

Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories