HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee Barazil oo xabsiga laga siidaayay

Madaxweynihii hore ee Barazil oo xabsiga laga siidaayay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxwaynihii hore ee Brazil Luiz Inácio ayaa xabsiga laga sidaayay ka dib markii uu ku jiray in ka badan 18 bilood.

Hogaamiyaha garabka bidix ayaa waxaa salaamay kumanna qof oo ruxayay calanka Barazil kuwaasi oo isugu so baxay afaafka hore ee saldhiga booliiska magaalada Curitiba oo uu ku jiray.

- Advertisement -

Waxaa lagu hayay xabsi ku yaalla magalada Curitiba isaga loo haystay dacwado la xiriira musuqmaasuq.

Garsoore ayaa amray in la siidaayo ka dib markii maxkamadda ugu sareeysa dalkaasi ay go’aamisay in qofka dambi lagu helo xabsiga la dhigi karo oo kali ah marka go’aan laga gaaro racfaanka uu qaato.

Lula iyo kumannaan qof oo kale ayaa ka faaidaysanaya go’aankan maxkamada ugu sareysa dalkaasi Barazil.

- Advertisement -

Luiz Inácio Lula da Silva oo 74 jir ah ayaa madaxwayna ka ahaa dalkaasi sanadihii u dhaxeeyay 2003 ilaa 2010.

Siideyntiisa ayaa ah calaamad muujinaysa guul sida ay sheegeen dadka arrimahan faaqida .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories