HomeCaalamkaMareykanka iyo Shiinaha oo heshiis hordhac ah gaaray

Mareykanka iyo Shiinaha oo heshiis hordhac ah gaaray

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa maanta sheegtay in ay Shiinaha iyo Mareykanka isku raaceen dib u dhigidda qeyb ka mid ah canshuurihii dheeraadka ahaa ee labada dalba uu midba midka kale ku soo rago alaabaha ay isku soo dhoofiyaan. Afhayeen u hadlay wasaaraddaasi, Gao Feng ayaa shir jaraa’id ka sheegey in haddii wada xaajoodyayasha labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda ganacsiga ee Shiinaha ayaa maanta sheegtay in ay Shiinaha iyo Mareykanka isku raaceen dib u dhigidda qeyb ka mid ah canshuurihii dheeraadka ahaa ee labada dalba uu midba midka kale ku soo rago alaabaha ay isku soo dhoofiyaan.

Afhayeen u hadlay wasaaraddaasi, Gao Feng ayaa shir jaraa’id ka sheegey in haddii wada xaajoodyayasha labada dhinac ay isku raacaan inay heshiis gaaraan, ay labada dal ee Mareykanka iyo Shiinuhuba yareyn doono si isku mid ah oo isku waqti ah canshuurta la saaro alaabaha ay isku soo dhoofiyaan.

- Advertisement -

Labaa dal ayaa dhowr jeer oo hore isku soo rogey canshuuraad dheeraad ah oo la saarayo alaabo ku kacaya balaayiin dollar.

La taliyaha dhinaca ganacsiga ee Aqalka Cad Peter Navarro ayaa VOA u sheegey in wajiga koowaad ee heshiiska uu noqon doono maareynta cabashada Mareykanka ee siyaasadda ganacsiga Shiinaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts