HomeWararGuddiga Doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay

Guddiga Doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka Puntland oo la magacaabay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Kadib markii kulankii baarlamaanka ee maanta Kalsoonidiii laga noqday guddoomiyihii baarlamaanka maamulka Puntland ayaa guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee baarlamaanku waxa uu magacaabay guddi ka shaqeeya doorashada guddoomiyaha baarlamaanka. Guddigaan oo ka kooban 7-xubnood ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Puntland oo maanta shir guddoominayay kulan xildhibaanada oo ay soo xaadireen 53-xildhibaan iyada […]

- Advertisement -

Kadib markii kulankii baarlamaanka ee maanta Kalsoonidiii laga noqday guddoomiyihii baarlamaanka maamulka Puntland ayaa guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee baarlamaanku waxa uu magacaabay guddi ka shaqeeya doorashada guddoomiyaha baarlamaanka.

Guddigaan oo ka kooban 7-xubnood ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Puntland oo maanta shir guddoominayay kulan xildhibaanada oo ay soo xaadireen 53-xildhibaan iyada oo 49 ka mid ah ay kalsoonida kala noqdeen Guddoomiye Dhoobo Dareed halka 4 ay ka aamuseen.

- Advertisement -

Dhinaca kalana guddiga ayaa lagu wargeliyay in ay ka shaqeeyaan sidii ay u dhici lahayd doorashada guddoomiyaha golaha wakiilada oo la qorsheeyay 14-ka bishaan kuna beegan Khamista soo socota.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories