HomeCaalamkaXisbiga Dimuquraadiga oo ka guuleystay Madaxweyne Donald Trump

Xisbiga Dimuquraadiga oo ka guuleystay Madaxweyne Donald Trump

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Xisbiga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka ayaa guulo ka soo hooyay doorashooyiinka gobollada dalkaasi, arrintaasi oo la sheegay in ay dharbaaxo ku tahay madaxweyne Donald Trump. Andy Beshear oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku dhawaaqay in uu ku guuleystay in uu noqdo barasaabka Gobolka Kentucky, ka dib loollan xooggan oo uu u galay gobolkaas. Dhanka […]

- Advertisement -

Xisbiga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka ayaa guulo ka soo hooyay doorashooyiinka gobollada dalkaasi, arrintaasi oo la sheegay in ay dharbaaxo ku tahay madaxweyne Donald Trump.

Andy Beshear oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku dhawaaqay in uu ku guuleystay in uu noqdo barasaabka Gobolka Kentucky, ka dib loollan xooggan oo uu u galay gobolkaas.

- Advertisement -

Dhanka kale, xisbiga Dimuquraadiga ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah helay aqlabiyadda golaha deegaanka ee gobolka Virginia.

Natiijooyiinkan ayaa la sheegayaa in ay astaan u yihiin waxa dhici kara marka la gaaro doorashada sannadka dambe ka dhici doonto dalkaasi.

Xisbiga Jamhuuriga ayaa mar kale ku guuleystay barasaabka gobolka Mississippi, halkaasi oo waligeed uu ku xoog badnaa xisbigaasi Jamhuuriga ee Donald Trump uu k tirsan yahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories