HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Kooxo hubeysan oo 15 ruux ku dilay weerar

Wararkii ugu dambeeyay Kooxo hubeysan oo 15 ruux ku dilay weerar

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux  ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi.

Taliyaha Booliska ayaa sheegay in weerarka uu sigaar ah kaga dhacay fariisin ay ciidamada amaanku ku leeyihiin gobolka Yala ee koonfurta dalka Thailand.

- Advertisement -

Wargayska Bangkok Post ayaa sidoo kale wariyay in weerarka ay ku dhinteen 11 ruux kuwaas oo afar kamid ah ay ku geeriyoodeen isbitaalka gobolka Yala.

Kooxda islaamiyiinta ee gooni goosadka ayaa tan iyo markii ay bilaabeen ololahooda sanadkii 2004’tii waxaa dhintay dad gaaraya 7,000 oo ruux.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories