HomeWararShirka Todobaadlaha ee Gobolka Banaadir oo looga hadlay amniga

Shirka Todobaadlaha ee Gobolka Banaadir oo looga hadlay amniga

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir gudoomiyay Shirkii isbuuclaha ahaa ee Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay arrimo kala duwan. Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Dar dar gelinta Gurmadka fatahaadaha Baladweyne, xaalada amniga, sara uqaadista Nadaafada iyo bilicda Caasimadda, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir gudoomiyay Shirkii isbuuclaha ahaa ee Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlay arrimo kala duwan.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Dar dar gelinta Gurmadka fatahaadaha Baladweyne, xaalada amniga, sara uqaadista Nadaafada iyo bilicda Caasimadda,

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa bogaadiyey isku duubnida dhinaca amniga ee shacabka iyo hay’adaha amniga, isagoona kula dardaarmay inay sii xoojiyan sugida amniga Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa bogaadiyey sida bulshada Gobolku ay uga qeyb qaadanayaan horumarrada kala duwan ee ka socda Caasimadda, waxuna ugu baaqay in howlaha socda lasii dardargeliyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories