HomeWararHalkee ayuu maraya Gurmadka loo sameynayo dadkii ay saameeyeen Fatahaadaha?

Halkee ayuu maraya Gurmadka loo sameynayo dadkii ay saameeyeen Fatahaadaha?

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlaha gurmadka ee loo sameynayo dadka Fatahaado saameysay gargaarkii loogu talo galay ku socdo qorshihii loogu talo galay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Mukhtaar Sheekh Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in Wasaaraddu xarumo kumeel gaar ah ka furatay gobolka Hiiraan […]

- Advertisement -

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlaha gurmadka ee loo sameynayo dadka Fatahaado saameysay gargaarkii loogu talo galay ku socdo qorshihii loogu talo galay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Mukhtaar Sheekh Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in Wasaaraddu xarumo kumeel gaar ah ka furatay gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baledweyne halkaas oo ah meesha ugu badan  uu saameynta ku yeeshay wabiga Shabeelle.

- Advertisement -

Agaasimaha guud ayaa tilmaamay in dadka qaarkood oo fatahaadu waxyeelo ku yeelatay illaa haatan lagaarsiiyey gargaar bilow ah.

Meelaha gargaarka lagaarsiiyey waxaa kamid ah Baledweyne, Baardheere iyo Bardaale degmooyinkaas oo dadku isaga bakaceen guryihii ay daganaayeen.

Dhinaca kale waxaa weli socda gurmadka  xoogan ee loo sameeynayo dadkii ay saameeyeen fatahaadihii ka dhacay Magaalada Baladweyne, Bardaale iyo Baardheere

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories