HomeWararMadasha Xisbiyada Qaran oo $200-kun dollar ugu deeqay Gurmadka Fatahaadaha

Madasha Xisbiyada Qaran oo $200-kun dollar ugu deeqay Gurmadka Fatahaadaha

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

FatahaadahaMadasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku dhawaaqday $200,000 (Laba boqol kun Dollar) oo ah kaalmo gargaar oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif  Sh Axmed  ayaa waxaa uu sheegay in Madashu ay dhistay laba guddi oo ka kala howlgali doona Magaalooyinka Baladweyne iyo Berdaale oo ka kala […]

- Advertisement -

FatahaadahaMadasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa ku dhawaaqday $200,000 (Laba boqol kun Dollar) oo ah kaalmo gargaar oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee Fatahaaduhu saameeyeen.

Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif  Sh Axmed  ayaa waxaa uu sheegay in Madashu ay dhistay laba guddi oo ka kala howlgali doona Magaalooyinka Baladweyne iyo Berdaale oo ka kala tirsan maamulada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Sheekh Shariif ayaa waxaa uu tilmaamay in $200,000 (Laba boqol kun doolar) ay Madasha Xisbiyada Qaran ku deeqday shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatada kasoo gaartay fatahaada Wabiyada dalka.

Ugu dambeyntii waxaa la shaaciayay liiska laba guddi oo howlaha gurmadka ka fulin doona Magaalooyinka Beledweyne iyo Bardaale ee dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories