HomeWararXarumaha Waxbarashada Magaalada Baladweyne oo xirmay

Xarumaha Waxbarashada Magaalada Baladweyne oo xirmay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Fataahada uu ka sameyay wabiga shabeele  Magaalada Beletweyne iyo deegaanada hoos yimaado wuxuu saamayn ku yeeshay oo gabi ahaanba xarumaha waxbarashada maagalada Baladweyne iyo qeybaha kala dadku ka barakaceen. Waxaa xirmay 86 dugsi oo ku yaalo degmada Beletweyne iyo tulooyinka ku hareeraysan, 27,500 ardayna waxay ka tageen dugsiyadii ay dhiganayeen. Taas oo la micno ah […]

- Advertisement -

Fataahada uu ka sameyay wabiga shabeele  Magaalada Beletweyne iyo deegaanada hoos yimaado wuxuu saamayn ku yeeshay oo gabi ahaanba xarumaha waxbarashada maagalada Baladweyne iyo qeybaha kala dadku ka barakaceen.

Waxaa xirmay 86 dugsi oo ku yaalo degmada Beletweyne iyo tulooyinka ku hareeraysan, 27,500 ardayna waxay ka tageen dugsiyadii ay dhiganayeen. Taas oo la micno ah fatahaadii ugu saamaynta badnayd taariiqda inta la ogyahay.

- Advertisement -

Sidoo kale xafiiska wasaarada waxbarashada DG Hirshabelle ee degmada Beletweyne ayaa ka mid ah meelaha ay sida daran u saamaysay fatahaada wabiga shabelle.

Dhammaan ardaydii dugsiyada magaalada Baladweyne iyo deegaanada Hoos yimada ee ay saameyeen Fatahaada wabiga shabelle ayaa wali waxaa heesta dhibaatooyin saameyn ku yeeshay nolosha iyo tacliinta.

Waxaan inta badan bur buray xarumaha waxbarashada oo qaarkood biyuhu dhulka lasimeen taas oo xiligaan u baahan in dib u ha.

- Advertisement -

Wasaaradda waxbarashada marwalba waxa ay diyaar u tahay sidii ardayda Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen waxbatasho dhameys tiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories