HomeWararSawirro:-Ciidamo Cusub oo la wareegay Saldhiga Degmada Guriceel

Sawirro:-Ciidamo Cusub oo la wareegay Saldhiga Degmada Guriceel

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya  ayaa si rasmi ah ula Saldhiga Booliska Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib markii halkaas saakay isaga baxeen Ciidankii Ahlusunna Waljameeca. Sawirro laga soo qaaday Ciidamada Booliska dowladda oo lasoo dhigay baraha Bulshada ayaa waxaa lagu arkayay Ciidanka oo ku shaqeynaya Xarunta Saldhiga  Booliska Degmada Guriceel. Ciidamada ayaa si […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya  ayaa si rasmi ah ula Saldhiga Booliska Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib markii halkaas saakay isaga baxeen Ciidankii Ahlusunna Waljameeca.

Sawirro laga soo qaaday Ciidamada Booliska dowladda oo lasoo dhigay baraha Bulshada ayaa waxaa lagu arkayay Ciidanka oo ku shaqeynaya Xarunta Saldhiga  Booliska Degmada Guriceel.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa si buuxda aruurtii hore ee saakay ula wareegay gacan ku heynta Guriceel, waxaana halkaas in muddo ah ku sugnaa Ciidamo ka amar qaata Ahlusunna Waljameeca.

Dhinaca kale shalay ayay aheyd markii Ciidanka dowladda ay dagaal kula wareegeen Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, iyadoona halkaas ay ku sugan yihiin Ciidanka dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories