HomeWararDhageyso:- Wasiir Sebriye “Ahlusunna waa in ay joojiyaan Jidgooyada ay u dhigayaan...

Dhageyso:- Wasiir Sebriye “Ahlusunna waa in ay joojiyaan Jidgooyada ay u dhigayaan hananka Xulista Baarlamaanka”

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye oo weriyaasha kula hadlay magaalada Dhuusa Mareeb waxa uu ka hadlay halka uu marayo qorshaha dhismaha maamulka Galmudug caqabadaha hortaagan hanaanka xulista baarlamaanka iyo khilaafka soo cusboonaaday ee Ahlusunna.

Cabdi Maxamed Sebriye ayaa shaaca ka qaaday in uu jiray heshiis ay wadagaleen dowladda fedraalka iyo maamulka Ahlusunna,waase uu ku eedeyay in laga been abuuray heshiiskaan kadib markii sida uu sheegay maalmihii la soo dhaafay baraha Bulshada la soo geliyay waraaqo lagu sheegay sida uu yiri in laga dhigayo heshiiskii hase’ahaatee aan aheyn.

Dhinaca kalana Ahlusunna ayuu ku eedeyay in Jidgooyo u dhiganayaan hanaanka xulista xildhibaanada isga aoo ugu baaqay in ay ka waantoobaan isla markaana ay kaalintooda ka qaataan dhismaha loogu jiro Galmudug.

Halkaan Ka Dhageyso Codka oo Dhamaystiran

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories